Sunday, April 13, 2025

maqaal ku saabsan sida technologyada ubadli karto dunida berrito.

 sidee tiknoolajiyadu u badali kartaa dunida berrito.

tiknoolajiyadu waxeey had iyo jeer ahayd xooga horseeda horumarka aduunka,

qabeeynta bulshada iyo bedelka habka aynu u noolnahay, iyo is dhexgalka.

marka aynu eegno mustaqbalka suurtagalnimada leh ee tiknoolajiyada berrito.

sanad kasta tiknoolajiyada ayaa ah mida ugu koriimaha badan si ay u bedesho dunida berrito.

lagasoo bilaabo artificial intelligence ilaa iyo tiknoolajiyada, tamarta la cusbooneysiin karo ilaa iyo sahminta hawada sare, mar walbo wxaa la arkaa wadda cusub tasoo ay sameeyso tiknoolajiyada casriga ah, xidhiidh hufan iyo bulsho caalami ah oo loo dhanyahay.

1. kacaanka daryeelka caafimaadka.

horumarka tiknoolajiyada caafimadka ayaa diyaar u ah ineey si wayn u wanaajiso

natiijooyinka caafimaadka iyo helitanka baaritaanada AI ku shaqeeyo, kormeerayaal caafimaad oo la xigan karo, iyo telemedicine ayaa durba bilaabay ineey beddelaan khibrada bukaanka.

mustqabalka, daawa shakhsi ahaaneed 

-daaweynta ku haboon qurxinta 

hidda-socodka ee qofka - iyo qalliinnada robotka ayaa noqon doono mid caan ah 

badbaadinta nolosha iyo hagaajinta tayada daryeelka aduunka oo dhaan.

2. waxbarasho aan xaduud lahayn 

tiknoolajiyadu waxaay sidoo kale jabineeysaa caqabadaha waxbarashada.

goobaha wax barashada onlaynka ah, iyo fasalada dhabta ah iyo hababka umeerinta AI ay wado ayaa u sahlaysa dadka meel kasta oo aduunka ka joogaan inay helaan wax barasho tayo leh.

gaaritaankaan caalamiga ah wuxuu si wayn u dhimi karaa sinnaan la.aanrta waxbarashada wuxuuna awood u siin karaa jiilka soo socda agabka lagu kobcin karo dhaqaalaha digitalka ah.

No comments:

Post a Comment

maqaal ku saabsan sida wadanku dhaqaalahiisa ku hor marin karo

 wadanku si uu dhaqaalahiisa kor ugu qaado waxaa loo baahan yahay inuu qaado talaabooyin is biirsaday oo istaraatiiji ah. halkaan waxaa ku q...