odhaahda ah imisa wadan ayaa awood buuxda aduunka kuleh, iyo sida loo kala horeeyo
hadaba qarniga aan maanta joogno sida lawada ogyahay hal wadan ayaa hogaaminaya awooda aduunka,militry ahaan, iyo dhanka siyaasada, iyo dhanka dhaqalaha caalamiga ah.
hadaba wadankaan aduunka kuleh awooda caalamigaa ayaa ah USA. mareykanka ayaa loo arkaa inuu ku leeyahay awood caalamiya aduunka.
1. awoodaha waaweyn ee saameynta caalamiga ah ee muhiimka ah
wadamadaani waxeey kuleeyihiin saameyn ciidan , dhaqaale, siyaasadeed, iyo dibllomaasiyeed xoog leh oo caalami ah .
ilaa 5 ilaa 7 wadan ayaa ku jira qeybtaan:
shinaha ayaa ah wadanka labaad ee militryga ugu awooda badan haysta ,shinaha ayaa kufaanaya waqti koban inuu ku gaaray awooda labaad ee adunka, shiinaha dhanka dhaqaalaha ayaa ah mid si xawli ah u fidaya .
- ruushka: ayaa ah wadanka 3 ee kamida wadamada supperpower ka adunka kamida, ruushka ayaa awood ciidan oo weyn bixiya wuxxuna door weyn ka ciyaaraa tamarta awooda, golaha amaanka ee qaramada midoobay.
- boqortooyada ingiriiska: ingiriika ayaa ah wadanka 4aad ee ku faanaya awooda nukliyeerka, iyo xarunta maaliyada caalamiga ah.
- faransiiska: ayaa ah wadanka 5aad ee haaysta military xoogan, nukliyeer, iyo saameyn diblomaasiyed.
- jarmalka: ayaa ah wadanka 6xaad jarmalka ayaa ah wadanka haysta dhaqaalaha ugu badan yurub, saameeyn siyaasadeed oo xoogan kuleh midowga yurub.
- hindia: ayaa ah wadanka 7aad hindia ayaa ku faaneeysa dhaqaale si xawli ah u kobcaya iyo quwada nukliyeerka, waana wadanka 1aad ee dunida ugu dadka badan.
No comments:
Post a Comment